Casharrada HTML
Casharka: Bilow | Tusmo | Hordhac | NotePad | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 |
Qore: Maxamed Cali | Taariikh: Daabacaddii 1999/2000
Barnaamijyo ku anfacaya
C/risaaq "Gaalkacyo"
Helsini, Finland

Badanaa waxaa dhacda in dadku soo iibsadaan PC (Personal Computer), hase yeeshee, eysan si fiican ugu intifaacin. Sababaha keenaya in uusan qofku si fiican kumbuyuutarkiisa uga faa'iideysan waxay tahay, ayadoo qofku uusan heysan barjaamijyadii uu kumbuyuutarka ku isticmaali lahaa. Waa su'aale, maxaa lagu sameynayaa qolofta computer-ka kaligeed, hadii eysan computer-ka wax barnhaamij ah eysan ku jirin??
Waxaa laga yaabaa in qofku uu ogsoon yahay barrnaamijyada uu u baahan yahay, laakiin, helitaankooda ey ka xigto lagac, ama uusan kaba warqabin in ey jiraan barnaamijyo asaga anfici lahaa, oo jira.
Si kastaba ha ahaatee, waayahaan uu internetku ku faafay dunica dacaladeeda oo dhan , waxaa sahal noqotay sidii lagu heli lahaa barnaamijyo nooc walba leh, kuwo bilaash ah iyo kuwo lagacla'aan ahba.
Waxaa jira bo'gag (web sites, home pages) lagu soo bandhigo program-yada cusub badanboog, ee markaas suuqa soogalay. Bo'gagaas, kuwooda caanka ah waxaa ka mid ah: www.download.com iyo www.tucows.com, waxaadna ka heli kartaa barrnaamijyo nooc walba leh.
Bo'gagaan kor ku xusan, barnaamijyada ey soo bandhigaan labo nooc ayay u kala saaraan :
-
in barnaamij-ku yahay bilaash(free) ama
-
in uu yaahy shareware
Barnaamijyadaa shareware-ka ah, Badanaa, waxaa laguu ogol yahay inaad isticmaasho intii bil ah, kadib hadey ku qanciyaan, waa inaad iibsataa, hadii kale, waa is xirayaan, oo ma isticmaali kartid.
Sidoo kale, waxaad arkeysaa program lagu leeyahay waa Demo, taasoo loola jeedo: program-ku ma dhameystirna, ama qeyb kamid ah ma isticmaali kartid. waxaa loogu talagalay bal inaad wax xoogaa ka aragtid, hadii uu ku anfaco, waxaad soo iibsaneysaa furihii(serial number) lagu firi lahaa, si aad si buuxda u isticmaashid asagoo dhan.
waxaan soo aruurinay program-yo, loogu talagalay windows-yada,(Sida win 98/ ME/2000/XP), qof walba oo PC lehna anfacaya, oo muhiim ah, qaarkoodna ey lacag yihiin, qaarna bilaash yihiin:
Barnaamijyo aasaasi ah:
Barnaamijyo Internet-ka loo isticmaalo
Barnaamijyo ka hortagaya faragalinta shisheeye iyo virus-yada
Barnaamijyo windows-ka la shaqeeya
- WinRAR 3.20
- Acrobat Reader 6
- Total Commander 6.0
- FinePrint 5.07
- TweakXP Pro 3
- NetScanTools 5.1
- Aida32 3.88
Barnaamijyo sawirada loo isticmaalo(sida fiirsasho, hagaajin, ...)
Barnaamijyo wax lagu dhageysto
Barnaamijyo loo isticmaalo Video-yada iyo DVD-yada
Barnaamijyo lagu gubo( burn) CD ja DVD-yada
Barnaamijyo lagu qoro/sameeyo HTML iyo XML
Xariirka dadka
C/risaaq "Gaalkacyo"
Helsini, Finland
SomaliTalk.com | Jan 5, 2004
"C. Gaalkacyo"
..
Qore::: Eng. Maxamed Cali Aaden
Qoraalkan waxaan qoray 1999
Waxaan xilligaas joogey: London, Ontario, Canada
Wixii suaalo ah waxaa lagu soo hagaajin karaa
Email: aqoonkaal @ gmail.com




Bilow | Tusmo | Hordhac | NotePad | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 |