Casharrada HTML
Casharka: Bilow | Tusmo | Hordhac | NotePad | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 |
Qore: Maxamed Cali | Taariikh: Daabacaddii 1999/2000
[MIDABADA "COLOR"]
Tusaale ahaan: <BODY BGCOLOR="#AA9944"> waa marka la samaynayo muuqaalka uu yeelanayo bog. <FONT COLOR="#AA9944"> waxaa la adeegsadaa marka lasamynayo midabka fartu ay yeelaneyso. Waana kuwan qayb kamida xeerarka midabada iyo qaabka ay kusoo baxayaan. NB: Xeerkasta midabkiisu waa kan ku dul qoran midabka. |
||||||
| 0000ff | ||||||
| 000000 | ||||||
| FFFFFF | ||||||
| FF0000 | ||||||
| FF00FF | ||||||
| FFCC00 | ||||||
| CCFF00 | ||||||
| 6633FF | ||||||
| F08080 | ||||||
| FFB6C1 | ||||||
| 20B2AA | ||||||
| 9932CC | ||||||
| FF8C00 | ||||||
| 8B008B | ||||||
| BDB76B | ||||||
| 556B2F | ||||||
| 00CED1 | ||||||
| 00FF00 | ||||||
| FFCCFF | ||||||
| CCFFCC | ||||||
| 4B0082 | ||||||
| 4BBB82 | ||||||
| FA8072 | ||||||
| FFFF00 | ||||||
| FFE4E1 | ||||||
| FFA500 | ||||||
| EEE8AA | ||||||
| FFF5EE | ||||||
| FFD700 | ||||||
| E0FFFF | ||||||
| 808000 | ||||||
| 9ACD32 | ||||||
| 337799 | ||||||
|
Halkan waxaa kale oo ka heli kartaa bog tijaabo ah oo kuu
muujinaya qaabka uu u ekaanayo boggu marka aad bedeshid midabka
Body,
Guji halkan si aad u aragtid sharraxaada qaybtan. [Xusuus:
haddii aad adeegsaneysid computer leh Windows XP waxaa dhici karta
in uu computerku ku weydiiyo in aad aqbashid JAVA-da ku jirta bogga
furmi doona] UFIIRSO HALKAN: Midabku waa in uu ahaadaa lix-xaraf, kuwaas oo noqonkaro tiro, shaqal, ama shiibane, sidii ay doonaan ha isu raaceen. Xataa magacaagu wuxuu noqonkaraa midab hadii uu lix-xaraf yahay. Waad igu cayaareysaa! MAYA ee u fiirso midabada hoos ku qoran: |
||||||
XARFO:
|
||||||
TIRO:
|
||||||
ISKUDHAF:
|
||||||
| Habkani waxa uu
kuu sahlayaa in midabkii aad doontid aad xulan kartid, adigoo
dooranayo lix-xaraf ama Lix-tiro ama Lix tiro iyo xarfo isku dhafan
ah.
Tusaale ahaan haddii aad rabtid in aad samaysid hal sadar oo middabo isku dhow oo mid-ba mid ka khafiifsan yahay waxaad samaynkartaa sidan oo kale: |
||||||
|
||||||
| Waxaan qiyaasayaa
in aan isku raacnay in midabka HTML ay barashadiisu aad u sahlan
tahay waxa keliya oo aad xusuusnaaneysaa ay tahay kelmedda "LIX"
taas oo ku xusuusineysa in lagaa rabo in xarfaha ama tirada midabku
ay yihiin lix.
Ugu dambaytii waxaan xusuusnaataa oo kale in haddii LOOXA midabka aad ku qortid kelmedaha muujinaya midabka, sida GREEN, BLACK, WHITE, RED, iwm ay markaas soo saarayaan midabada ku aadan macnaha werahaas. |
||||||
|
||||||
| Xusuusnow in marka
aad qoreysid bidabada oo luqadda Ingiriisiga in aadan ka hormarin
calaamada #. Tusaale ahaan marka aad qoreysid midabka GREEN
lagaagama baahna in aad qortid #GREEN.
Waxaan u malaynayey in haddiiba midab lasheego lagu lingaxaayo calaamadda #. MAYA, xaalku sidaas ma'aha. Laakiin waxaa jira arin muhiim ah oo walaalkay Maxamed Faarax (Mahdi) i xusuusiyey, taas oo ah in midabka loo adeegsado internetka ee HEX uu adeegsado qaab u gaara, waanatan sharaxaadii walaalkeen ee akhri halkan [Xusuus: haddii aad adeegsaneysid computer leh Windows XP waxaa dhici karta in uu computerku ku weydiiyo in aad aqbashid JAVA-da ku jirta bogga furmi doona] Haddii aad u baahatid midabbo dheeraad ah waxaad tixraaci kartaa bogga hoos ku qoran: Lynda's Web Waxaan isla meeldhignay midabadda, waxaana markaan u gudbeynaa casharka saddexaad oo kusabsan habka samaynta jumladaha iyo naqshadaynta farta. Akhri: Casharka saddexaad... GUJI... |
Qore::: Eng. Maxamed Cali Aaden
Qoraalkan waxaan qoray 1999
Waxaan xilligaas joogey: London, Ontario, Canada
Wixii suaalo ah waxaa lagu soo hagaajin karaa
Email: aqoonkaal @ gmail.com


Bilow | Tusmo | Hordhac | NotePad | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 |